Dowlad Carbeed oo taageertay howlgalka Milatari ee Turkigu ka wado gudaha Siiriya

Ciidamada milatariga Turkiga ayaa howlgal kawada Waqooyiga dalka Siiriya si ay halkaasi uga saaraan xoogaga hubeesan ee kurdiyiin oo lagu eedeeyay in ay halis ku yihiin amaanka dalka Turkiga. Howlgalka Turkiga ayaa cambaareeyn xoogan kala kulmay wadamo badan oo Carbeed iyo dowlado Mareykanka ku jiro, waxaana wadamada qaar ay ka aamuseen ka hadalka howlgalkan Turkigu … Continue reading Dowlad Carbeed oo taageertay howlgalka Milatari ee Turkigu ka wado gudaha Siiriya